Muxuu danjire Cali Cagabaruur kala hadlay Dr. Issahaq Umar Iddrisu? (Sawirro)

Safiirka Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud Cali Cagabaruur ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Dr. Issahaq Umar Iddrisu oo ah madaxa xafiiska Bangiga Horumarinta  Islamic. (Islamic Development Bank) oo fadhigiisu yahay Uganda, xafiiskan oo ay  hoos yimaadaan  wadamada kala ah: Somalia Uganda, Comoros, Djibouti. Dr. Issahaq Umar ayaa Danjire Cali Maxamad Maxamuud ugu warbixiyay … Continue reading Muxuu danjire Cali Cagabaruur kala hadlay Dr. Issahaq Umar Iddrisu? (Sawirro)